Erayo jaceyl qeybtii koowaad


Erayo Jaceyl qeybtii koowaad

Baro Erayo Jaceyl ah

Sidee loo qoraa Shukaansi qoraal ah?

Sidee loogu qoraa erayo jaceyl oo amaan ah?

Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Geeraar jaceyl ah oo gaaban

Erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh




Erayo Jaceyl qeybtii koowaad

Erayo Jaceyl waa furaha qalbiga

Waa maxay Erayo Jaceyl? Sideese ugu qori kartaa qof aad jaceyl u qaaday erayo jaceyl oo soo jiidasho leh?



Erayo Jaceyl Qeybtii 1-aad..


Cidna ma bedeli karto jaceylka aan kuu qabo, waa balan marnaba kuma cidleyn doono, Waxaad ibartay dhadhanka uu leeyahay jaceylka, hortaa ma aanan aqoonin qiimaha uu leeyahay jaceylka.

Jawigu waa mid aaad qurux badan, Jaceylkana waa dareen aad u macaan. La,aantaada noloshu dhadhan malahan mana ahan mid dhameystiran.

Markii aan adiga ku arkay ayaaan arkay farxad, Markii aad adiga ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda.


Dhoola cadeyntaadu waxa ay ii tahay wehel, Waxaa tahay dareenkeyga, ma tihid dhiigeyga balse waan ku damqadaaa, mana tihid wadnageyga laakin waxaan diyaar u ahay in aan xanuun walbaa kula qeybsado.



Dadku waxa ay dhahaan jaceylku sabab la,aan ayuu qalbigaada ku beermaa, Haa haa waa run sababtoo ah sabab la,aan ayaad qalbigeyga dagtay, waayoo aad baan ugu farxay markaad ku soo biirtay nolosheyda.



Waxaan dareemay in aad tahay qofka aan dunidaan ka raadinaayay mudo badan, waxaad I bartay dhadhanka ay leedahay nolosha, waxaad isiisay farxad aan la qiyaasi Karin, waxaad dhameys tirtay riyadeydii qabyada ahayd, Sow ma ogid in aad tahay dhameystirkii nolosheyda, riyadii mustaqbalkeyga, rajadii nafteyda, farxadii qalbigeyga, aragtidii indhaheyga, dareenkii wadnaheyga, Runtii waxaa tahay ruux aan doortay aniga, dareenkeyga iyo qalbigeyga uu raacay.

Uma maleeyo in uu jiro ruux aan kugu doorsanaayo, intii daain uumay adigaan kaa doortay, Ma jirto meel aan kaaga dheeraado, maxaa yeelay dareenkeyga iyo daryeelkeygaba xagaaa ayeey jiraan.

Waxaad iga dhigtay qof wax badan ka fahmi karo wejiyada ay noloshu leedahay.

Ma aqaano waxaaan ku dhaho mana aqaano waxaan kuugu mahadceliyo balse waxaa tahay aduunkeyga oo dhan. Waxaan ogahay in aan helay ruux ruuxdeyda u ah nolol oo weliba si, waali ah aan u jeclaaday.


Waana ku jeclaan doonaa inta ay nafta amaanada ay igu jirto.



La soco qeybtii labaad! Hadii aad ka heshay fadlan inoo reeb comment si,aan kaaga caawino erayo jacel oo soo jiidasho leh. Mahadsanid!!!





About Me

Hi

My name is Mustafa Mmj, I love to travel. My biggest passion is traveling the world and experiencing new adventures and cultures. I live for it. I was born in Mogadishu and  live in Munich, but most years I manage to get three months off from my job to travel the world and write about what I see, hear, feel and do.

Then I go back to work with my heart full and start saving and planning for my next adventure to a new destination.

Sometimes, I find destinations that I just cannot get enough of, and then I have to return there to learn and experience even more.

Some of the countries I have been to are Turkey, Qatar, Italy, Norway, Sweden, Somalia, Austria, Greece and Denmark.

 

My goal is to build FREE travel guides, where I can share my experiences and whatever lessons I pick up along the way.

I hope you enjoy my travels and please let me know if you have any questions. I love receiving comments and emails about the blog posts that I write.

Bye for now.

Mustafe

 

 

Contact Me:

Somgertravel@gmail.com

Join My Mailing List

© 2020 by SOMGER.COM.

  • White Facebook Icon
  • Somger