Geeraar Jaceyl ah oo gaaban - Baro sida loo qoro Geeraar Jaceyl ah oo gaaban


Geeraar Jaceyl ah oo gaaban - Baro Geeraar Jaceyl ah oo gaaban - Sidee loo qoraaa Geeraar Jaceyl ah oo gaaban
Geeraar Jaceyl ah oo gaaban

Geeraar Jaceyl oo gaaban - Baro sida loo qoro Geeraar Jaceyl oo gaaban.



Balan jaceyl:

From : naf kulan laga rabo

Ku bilow aboowe mise abaayo

.

Berigii aan ku bartaa I laa bil iyo ayaamaa U bukaa aragaaga Bohlyow daraaddii Bal inaan ku bogsado Bartaada inaan arko Beerkaad iiga taalaa Bilicdaada qurxoon Baan u bogaya anigee Balan ila wadaagoo Bartamaha badweyntiyo Bal inaan booqano Beerihii afgooyiyo Bartamaha jannaalaa Bashaal u aadnaa Barthamaha jaceylkana Beer wacan u fidinaa Ballantaan iga aqbal Yaa wax jaceloo Diraya fariimahan.


Qoomamo jaceyl :


Qoomamaan joogaa Qiimihii wacnaa iyo Quruxdaad laheyd baa Qarka iga tuuree Qabri inaan u hodaa Qorshahaagu ahaa Qaadir baa ii macneeyay Qiyaanadii wadatey iyo Qalbigaaga ii dumay Qorshahaad waddoo idil Qeex baan u haysaa Qatal haddaad is laheyd Qorshahaasi wuu lumey Qurux haddey qiimo leedahay Qiyaasna loo dhameeyay Qiyaano aan dhamaan Qalbi caruur baad tahee Qiyaamo heer laguma gaaree is qabo