Mogadishu today, Somalia - Somger

Muqdisho iyo maanta waa muuqaal qurux badan oo aan idin soo gudbineyno. Caasimada horumarka ay ku tilaabsatay. Waa muuqaal cajiib ah oo aan hubo in uu idin cajab gelin doono.


#Muqdisho #Banaadir #Somalia