Sawiro Qurux Badan - Hadii aad heysatay sawiro qurux badan oo xusuus idiin ahaa waxaad naftaada ku


Adiga anigaa qaas ii tahay, Adaan dunida kaa xushay, Indhaheygu aragoodu waa adiga, Iftiinka nolosheydu waa adi - Sawiro qurux badan oo naftu u riyaaqeyso - Sawiro qurux badan oo aad isticmaali karto xiliga haasaawaha - Sawiro qurux badan oo macaan ah

Sawiro Qurux badan oo ka turjumayo xiliga haasaawaha ama shukaansiga, qofba sida uu u yaqaano. Hadii aad heysato lamaane waa muhiim in aad gashaaan sawiro qurux badan si xusuustiina aysan u lumin.


Sawiro qurux badan waxa ay kaalin ka qaadan doonaan marka aad kala fog tihiin adiga iyo lamaanahaaga. Tusaale waxaad u xiistay qofka aad jeceshahay isla markaasna suurto gal kuu ma ahan in aad toos u aragto.


Hadii aad heysatay sawiro qurux badan oo xusuus idiin ahaa waxaad naftaada ku sasabi kartaaa in aad daawato sawiradaas oo tiraahdo" Waan ogahay in aan kaa fogaahay laakin xusuusnow in qalbigeygu kula joogo isla waqtigaaan".


Sidoo kale sawiro qurux badan waxaad u diri kartaa lamanaaga si aad u muujiso jaceylka aad u qabto adigoo raacinayo erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh sida: Erayadaan


Waxaan meeshan ka marneyn in aad raaciso geeraar jaceyl ah oo aad u macaan. Hadii aadan aqoonin sida loo qoro halkaan ka baro.

Noloshu waa raaxo markaad haysatid qof kaa farxiyo, Noloshu waa iftiin markaad heshid qof qaladkaaga wanaag ku saxo. Noloshu waa udgoon markaad heysatid qof adiga kuu nugul. Noloshu waa macaan markaad heysatid qof dhab kuu jecel. Noloshu waa kalsooni markaad heysatid qof kugu aamina naftiisa.





Erayo Jaceyl ah - Baro erayo jaceyl ah oo soo jiidasho leh

Geeraar Jaceyl oo gaaban

Sedex arimood oo muhiim u ah shukaansiga bilowga ah

Waxaan ahay shukaansi bilow balse ma aqaano sida loo qoro erayo macaan - Baro maanta

Baro sida ugu fudud ee aa ku ogaan karto Jaceyl daacad ah - Jaceyl daacad ah

About Me

Hi

My name is Mustafa Mmj, I love to travel. My biggest passion is traveling the world and experiencing new adventures and cultures. I live for it. I was born in Mogadishu and  live in Munich, but most years I manage to get three months off from my job to travel the world and write about what I see, hear, feel and do.

Then I go back to work with my heart full and start saving and planning for my next adventure to a new destination.

Sometimes, I find destinations that I just cannot get enough of, and then I have to return there to learn and experience even more.

Some of the countries I have been to are Turkey, Qatar, Italy, Norway, Sweden, Somalia, Austria, Greece and Denmark.

 

My goal is to build FREE travel guides, where I can share my experiences and whatever lessons I pick up along the way.

I hope you enjoy my travels and please let me know if you have any questions. I love receiving comments and emails about the blog posts that I write.

Bye for now.

Mustafe

 

 

Contact Me:

Somgertravel@gmail.com

Join My Mailing List

© 2020 by SOMGER.COM.

  • White Facebook Icon
  • Somger