
Sheeko qosol badan oo gaaban, waxaa qalbigaada ku soo dhacay sheeko qosol badan oo gaaban. Hadaba waxaa timid halkii kugu habooneyd ee aad ka akhrisan lahayd sheekooyin kala nuuc ah sida sheeko murti leh iyo sheekooyin jaceyl ah.
Inta aanan uguda gelin sheeko qosol badan oo gaaban..
Waxaan horay qormooyinkeena uga soo hadalnay sida loo qoro erayo Jaceyl ah oo soo jiidasho leh sida erayada raga jecelyihiin..
Sheeko Qosol Badan Oo Gaaban..
Nin oday ah ayaa Maalin Walba Marka salaada uu Tukado Waxa uu Ku Duceysan Jiray Ilaahow Naag Labaad ii Sahal. Maalin Maalmaha Kamid Ah Ayaa Markuu Salaada Ka Baxay Xaaskiisa Soo ag Istaagtay, saaxiibkaa Kulahaa "Ilaahow siddii Aan Isku Ogayn Lee Ha inoo Ahaato.😂
#Sheeko #Sheeko #sheekogaaban #sheekoqosolbadan