Shukaansi bilow ah: Sedex arimood oo muhim u ah shukaansiga bilowga ah


Sawiro - Jaceyl - Sawiro qurux badan -Sawiro qurxoon - Sawiro shidan - Sawiro jaceyl ah - Sawiro romantic ah - Sawiro shukaansi - Shukaansi bilow ah - Shukaansi - Shukaansi qoraal ah - erayo macaan - Af somali - geeraaro jaceyl ah - wadno - Qalbi
Aniga iyo Adiga waxaan isku nahay hal qalbi

Baro sida loo qoro Shukaansi Qoraal ah

Sidee loo shukaansadaa?

Erayo jaceyl ah keebaa loo adeegsadaa?

Gabdhaha hadiyad nuucee ah ayeey jecelyihiin?

Waa maxay erayaga shukaansi?

Dumarku maxay u jecelyihiin ninka isla weyn?

Gabadha aan jeclaaday nin kale ayeey iga raacday sabab?

Shukaansi qoraal ah oo soo jiidasho leh



Marka hore inta aanan uguda galin mowduuceena ah shukaansi bilow ah waxaa fiican in aad barato sida shukaansi qoraal ah oo soo jiidasho leh loo qoro sababtoo ah wax walbaa waxa ay ku haboon yihiin aas aaska in laga bilaabo hadaba baro sida loo qoro shukaansi qoraal ah oo soo jiidasho leh taas oo ku sahleyso in aad yareyso qaladaadka hore ama erayo ku haboon qofta aad rabto in aan xiriir la sameyso hadaba riix halkaan:



Sawiro - Sawiro qurxoon - Jaceyl - Sawiro jaceyl ah - Shukaansi - jaceyl daacad ah - Shukaansi bilow ah - erayo soo jiidasho leh - Erayo macaan -
Waxaa tahay nolosheyda, Qalbigeyga, Mustaqbalkeyga, waan ku jeclaan doonaa weligeey

BARO: WAA MAXAY SHUKAANSI?



Shukaansi bilow ah: Sedex arimood oo muhiim u ah shukaansiga bilowga ah: Sida loo shukaansado gabdhaha ama wiilasho. Shukaansigaaga koowaad ayaa noqon kara mid burburiya qeebaha xiga ee shukaansigaaga, si uusan u burburin xiriirkaaga cusub waxaa la gudboon wiilka ama gabadha in ay ka hadlin arimo badan oo ku haboon in laga hadlo xiliyo kale aan munaasab ama ku habooneen kulanka 1-aad.



1. Haka Hadlin Xiriirkaagii Hore (saaxiibkaa ama saaxiibtaa hore) Ka hadalka qofka aad xiriirka la lahaan jirtay munaasab kuma ah in aad soo qaado kulanka 1-aad, sababtoo ah qofka aad markaas la hadleeso isla markii maskaxdiisa ayaa soo qabaneeso qofka aad ka hadli jirtay isaga oo ka fikirayo ama umaleeya in uu ahaa xiriirkiina mid sareeyay, wuxuuna u arkaa qofka aad ka hadleyso xitaa hadii aad kala hartaan aadna goobta kusoo qaaday sheegistiis waxaa suurta gal ah in uu iska dhaadhiciyo in noloshaada saameen uu wali kuleeyahay ama ay ku leedahay qofka aad ka hadashay.


2. In aadan Si xad dhaaf isku amaanin Si kasta aad magac iyo sumcad u leedahay ma hooboona kulanka 1-aad in aad si xad kabax u faanto waayo qofka aad la hadleeso wuxuu iska dhaadhicinayaa in uu bartay qof faan badan, taasna waxa ay kugu keeni kartaaa in lagaa shakiyo oo kulanka xigo kaa khasaaro.


Dadka faanaa inta badan waa kuwo laga shakiyo xitaa hadii ay dhab tahay waxa uu qofka ku faanayo taasna kuma haboono kulanka koowaad in aad ka hadasho hadii kale waxa ay noqon in aad afkaaga isku disho halkaasna aad meel cidlo ah soo istaagto.


3. Hakala hadlin arimahaaga kuu gaarka ah ama sirtaada hana u soo bandhigin maalinta ugu horeyso adigoo is dhahayo hakuu arko in aad daacad tahay, taasi waxa ay keeni kareysaaa in qofka aad la hadleyso kuu arko qof aanan waxba qarsan, aan kuu jilciyo qof doqon ah, sababtoo wax walbaa wax ay leeyihiin maalin u gaar ah marka ku gaaad maalin ku haboon in aad u muujiso daacadnimaadaada iyo in aad tahay qof lagu kalsoonaan karo.


Kalsoonidu waxa ay dhistaaa qalbiga waxa ayna isu soo dhaweysaaa qalbiyada. Marka ma haboono in aaad kala hadasho sirtaada, sababtoo ah waxa ay caqabad ku tahay kulamada xiga.