Sms Jaceyl ah - Baro sida loo qoro Sms Jaceyl ah


SMS Jaceyl ah - Sidee loo qoraa SMS Jaceyl ah??


Hadaba u qor sidaan..


Run ahaantii Waxaan Ogahay inuusan jirin Qof Qalbigayga u taabtay, sida aad Adigu u taabatay..


Waxaan Qirayaa inaad tahay, Qofka i baray Jaceylka, Dulqaadka, Naxriista iyo Farxadda.


Ogoow Noloshu Farxad maleh markaan ku waayo Maalin qura, oo waxaan dib ugu noqdaa oo aan Naftu ku sasabaa Akhrinta Farriimihii hore ee ina dhex maray si aan uga helo Farxad oo aan ugu Nafiso, una dareemo Adiga oo ila jooga.


Waan ku jeclahay, waxaadna tahay Qalbigeyga Qofka ugu Wanaagsan ee Qancin kara, waan kuu riyaaqaa, Riyadeyda qofka Rumeyn karana waa Adiga, waan kugu Rajo weynahay, Qofka keliya oo ay Naftu tabeysana waa Adiga.


Waxaa tahay farxadeyda, waxaa tahay indhaheygu aragood, waxaa tahay mustaqbalkeyga. Aad baan kuu jecelahay nolosheyda❤️



About Me

Hi

My name is Mustafa Mmj, I love to travel. My biggest passion is traveling the world and experiencing new adventures and cultures. I live for it. I was born in Mogadishu and  live in Munich, but most years I manage to get three months off from my job to travel the world and write about what I see, hear, feel and do.

Then I go back to work with my heart full and start saving and planning for my next adventure to a new destination.

Sometimes, I find destinations that I just cannot get enough of, and then I have to return there to learn and experience even more.

Some of the countries I have been to are Turkey, Qatar, Italy, Norway, Sweden, Somalia, Austria, Greece and Denmark.

 

My goal is to build FREE travel guides, where I can share my experiences and whatever lessons I pick up along the way.

I hope you enjoy my travels and please let me know if you have any questions. I love receiving comments and emails about the blog posts that I write.

Bye for now.

Mustafe

 

 

Contact Me:

Somgertravel@gmail.com

Join My Mailing List

© 2020 by SOMGER.COM.

  • White Facebook Icon
  • Somger