Wararka Maanta Ethiopia ka imaanayo ayaa sheegayo in Dowladda Ethiopia ay shaacisay khasaarihii ka


Ethiopian Flag

Wararka Maanta Somalia

  1. Somaliland

  2. Puntland

  3. Galmudug

  4. Hirshabelle

  5. South West ( Koonfur Galbeed)

  6. Jubbaland

  7. Mogadishu

Wararka Maanta Ethiopia (Somger) - Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay khasaarihii xooganaa ee ka dhacay dalkaaasi, rabshadahaasi ayaa ahaa mid aa u weyn waxaan lagu toogtay Haacaluuu Hundeessa oo ahaa mid kamid ah fanaaniinta ugu caansan itoobiya.

War uu sheegay taliye ku xigeenka Booliska deegaanka Oromada Girmaa Galaan oo ahaa in rabshadaasi ay ku dhinteen dad gaarayo ilaa 166 ruux, isla markaana ay ku dhaawacmeen 167 qof oo kale.

Girmaan Galaan ayaa sheegay in dadka dhintay ay isugu jiraan dad shacab oo gaarayo 145 qof iyo 11 Askari oo oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee dalka Itoobiya.

Waxaa uu sidoo kale intaasi ku daray in ciidamada Booliska ay xireeen intii ay rabshadaha socdeen iyo dad gaarayo ilaa 1,084 qof, kuwaasi oo ay kamid ahaayeen siyaasiyiin caan ah.

Dhimashadu ayuu sheegay in ay timid kadib markii ay ciidmadu amaanka rasaas ku fureen dibad-baxaxyaashii iyo sidoo kale isku dhax dhex-maray Booliska iyo dibax-baxayaasha dalkaasi.

Waxaa labadii maalin ee la soo dhaafay dagan xaalada dalkaasi waxaana jidka Addis Ababa la soo dhoobay ciidamo dheeraad ah kuwasoo xoojinayo amaaanka Caasimada Itoobiya.



About Me

Hi

My name is Mustafa Mmj, I love to travel. My biggest passion is traveling the world and experiencing new adventures and cultures. I live for it. I was born in Mogadishu and  live in Munich, but most years I manage to get three months off from my job to travel the world and write about what I see, hear, feel and do.

Then I go back to work with my heart full and start saving and planning for my next adventure to a new destination.

Sometimes, I find destinations that I just cannot get enough of, and then I have to return there to learn and experience even more.

Some of the countries I have been to are Turkey, Qatar, Italy, Norway, Sweden, Somalia, Austria, Greece and Denmark.

 

My goal is to build FREE travel guides, where I can share my experiences and whatever lessons I pick up along the way.

I hope you enjoy my travels and please let me know if you have any questions. I love receiving comments and emails about the blog posts that I write.

Bye for now.

Mustafe

 

 

Contact Me:

Somgertravel@gmail.com

Join My Mailing List

© 2020 by SOMGER.COM.

  • White Facebook Icon
  • Somger