Xikmad Soomaaliyeed ayaa waxa ay leedahay

Aktualisiert: Sept 18


Xikmad

Baro Xikmad Soomaaliyeed.


Waxaan akhristayaasheena sharafta badan mar walbaa la wadaagnaa xikmad iyo Erayo Jaceyl ah kuwaasoo isugu jira kuwo murti iyo jaceyl ah.


Waxaan maanta qormadeena ku sababsan xikmad Soomaaliyeed ama aan iraahdo xikmad qiimo badan u leh shacabka Soomaaliyeed.


Xikmad Soomaaliyeed ayaa waxa ay leedahay...


Dugsiga waxaa ka jiro in cashar laguu dhigo kadibna imtixaan lagaa qaado laakin noloshu imtixaan ayeey kaa deysaa, kadibna cashar ayeey kuu dhigeysaaa.


Si joogta ah u shaqee adigoo aaminsan in Ilaahay marnaba kugu hoojineyn dadaalkaaga, wanaag oo dhan ayaa xagaaga ahaanaya.



Si joogta ah u shaqee adigoo aaminsan in ilaahay marnaba kugu hoojinayn dadaalkaaga wanaag oo dhan ayaa xagaaga ahaanaya.


Haddii uu jiro dhowr sano ka hor qof aad fariin la wadaagtay oo kaaga cudur daaray, hadda dib ugu laabo waxaa laga yaabaa in uu aqbali karo/karto, waa haddii aad wali rejo ka qabtee. ugu Nasiibkaa markale celi cugo.



Qofna kuuma keeni karo Farxada dhabta ah, Marka laga reebo Allaah.



Haddii aad tahay qof daacad ah oo Naxariis badan, waxaad arkeysaa dad badan oo ku qiyaamaya, sii ahow Daacad naxariis badan si kasta oo Xaalku yahay.



Umadaha horumarkooda iyo ilbaxnimadooda waxa lagu qiyaasaa kolba ka faaideysiga waqtigooda iyo nidaamintiisa inta uu la egyahay.



Maalin kasta oo qoraxdu ay kuu soo baxdo Aamin in ay tahay Deeq Alle kaaga timid ee kaga faa'iideyso Cibaado, Cilmi iyo Camal wanaagsan.



ha moodin markaan ku eegayo in ay iga tahay cadawtinimo laakin waxa kaliya iga tahay inaan kufaraxsanahay horumarkaaga.


Ilmadu cabir ma leh balse waxa ay sidaaa dareen.


Sameey waxa walboo ku farxad geliya, ha fiirin dadka falcelintooda, waayo adigaa yaqaana yoolka noloshaada.



Waxaa jira qoraaga qisada noloshaada, hadii aadan ku qancin habsami socodka noloshaada, u qor si ka duwan sidii hore.



About Me

Hi

My name is Mustafa Mmj, I love to travel. My biggest passion is traveling the world and experiencing new adventures and cultures. I live for it. I was born in Mogadishu and  live in Munich, but most years I manage to get three months off from my job to travel the world and write about what I see, hear, feel and do.

Then I go back to work with my heart full and start saving and planning for my next adventure to a new destination.

Sometimes, I find destinations that I just cannot get enough of, and then I have to return there to learn and experience even more.

Some of the countries I have been to are Turkey, Qatar, Italy, Norway, Sweden, Somalia, Austria, Greece and Denmark.

 

My goal is to build FREE travel guides, where I can share my experiences and whatever lessons I pick up along the way.

I hope you enjoy my travels and please let me know if you have any questions. I love receiving comments and emails about the blog posts that I write.

Bye for now.

Mustafe

 

 

Contact Me:

Somgertravel@gmail.com

Join My Mailing List

© 2020 by SOMGER.COM.

  • White Facebook Icon
  • Somger